ARC Kismayo - Bedel goobtga
Asalamu calaykum! Ka xubin ahaan bulshadaada, waxaad xaq u leedahay inaad hesho adeegyada aasaasiga ah ee muhiimka u ah nolol maalmeedkaaga, sida caafimaadka, cuntada, nadaafadda, waxbarashada iyo adeegyo kale oo lamida. Waxaan nahay Kuja Kuja. Waxaan warcelin kaqaadnaa bulshada sida idinka oo kale si looga caawiyo Hay'adaha inay sii horumariyaan adeegyada ay idin siiyaan. 1/2 Adiga oo kafekeraya adeegyada kore, iyo kuwa kaleba, ma ku faraxsantahay adeegyada aad sida maalin laha aad u heshaan?
Fadlan dooro mid kamid ah qodobada kore Waxaad dooratay Maya Waxaad dooratay Haa
2/2 Ma haysaa wax feker ah oo lagu sii horumarinkaro adeegyada bulshada?